Manchester United mise Arsenal, waa tee kooxda kaliya ee hanatay koobka Premier League oo Dahab ah?

0

Marka dib loogu laabto taariikhda kubadda cagta England waxaa jirta  hal koox oo sameysay Taariikh aan iinnaba caadi ahayn  sabab la xiriirta kaddib markii ay iyaga kaliya ku guuleysteen koobka Premier League oo dahab ah.

Horyaalkan waxa ku soo guuleystay kooxo badan, balse waxaa jirta kaliya hal koox oo mucjiso ka sameysay horyaal Premier League taasi oo ah kooxda ay warbixintaani taabanayso.

Dadka ciyaaraha la socda ayaana marka ay maqlaan hal koox oo kaliya la guddoonsiiyey koobka Premier League oo dahab ka sameysan waxaa maskaxdooda ku soo dhacaya labo kooxood oo ah Man United iyo Arsenal.

Manchester United waa kooxda ugu guulaha badan horyaalka, halka Arsenal ay tahay kooxda kaliya ee guuldarro la’aan ku qaaday horyaalka, labadaan kooxood midkood ayaana la guddoonsiiyey koobka dahabka ah ee Premier League.

Haddaba si aad u ogaato kooxda ay tahay nala daawo muuqaalkan hoose

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here