PSG Oo Qorsho Adag U Dageysa Real Madrid…..Maxey Tahay Sababta

0

Kooxda PSG ayaa doneysa in ay heshiiska u kordhiso Mbappe si ay kaga difaacato nadira Real Madrid oo doneysa wiilka rer franca

Paris Saint-Germain  ayaa rajo xoogan ka qabta in ay sii heysan doonto wiilkeda ayada oo qorshaha heshiis kordhinta dafac kaga dhigeyso Madrid

Le Parisien ayaa qoraayo in 20 jirka rer Franca uu heli doono qiimo qaali ah hadii uu nadigiisa u saxiixo sido kalana heshiiskiisa ayey nadigu doneysa in ay ku xerto lacago adag bur buritiisa hadii uu ogolaado inuu saxiixo.

Si Kastaba Real Madrid ayaa doneysa in €300 xitaa in ay ka dhiibto xagaaga soo adan si ay u hesho da’a yarkan xirfada sare la soo baxay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here